Ishacyaah 6:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaan maqlay codkii Rabbiga oo leh, Yaan diraa? Yaase noo tegaya? Markaasaan idhi, Waa i kane aniga i dir.

Ishacyaah 6

Ishacyaah 6:1-13