Ishacyaah 6:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo midba wuxuu u qaylinayay midka kale, oo waxay lahaayeen, Quduus, quduus, quduus waxaa ah Rabbiga ciidammada, oo dhulka oo dhanna waxaa ka buuxda ammaantiisa.

Ishacyaah 6

Ishacyaah 6:1-10