Ishacyaah 59:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, gacmihiinnii dhiig bay ku nijaasaysan yihiin, oo farihiinniina xumaan bay ku nijaasaysan yihiin, bushimihiinnii been bay ku hadleen, oo afkiinniina shar buu ku guryamaa.

Ishacyaah 59

Ishacyaah 59:1-6