Ishacyaah 59:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuuna arkay inaan ninna la arag, oo inaan dhexdhexaadiye la arag wuu ka yaabay, sidaas daraaddeed gacantiisa ayaa isaga badbaado u keentay, oo xaqnimadiisii ayaa tiirisay.

Ishacyaah 59

Ishacyaah 59:7-21