Ishacyaah 58:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaas iftiinkaagu wuxuu u soo kaahi doonaa sida kaaha waaberi, oo bogsiintaaduna dhaqso bay u soo bixi doontaa, oo xaqnimadaaduna way ku hor socon doontaa, oo ammaanta Rabbiguna way ku daba socon doontaa.

Ishacyaah 58

Ishacyaah 58:1-14