Ishacyaah 58:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay leeyihiin, Bal maxaannu u soonnay oo aad u arki weyday? Bal maxaannu naftayada u dhibnay oo aad u daymoon weyday? Bal eega, maalintii aad soontaan waad iska raaxaysataan, oo shaqaalihiinna oo dhanna waad dulantaan.

Ishacyaah 58

Ishacyaah 58:1-8