Ishacyaah 58:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwaaga ayaa meelihii hore oo burburay dhisi doona, oo waxaad sara kicin doontaa aasaasyada qarniyada badan, oo waxaa laguugu yeedhi doonaa Jabniinkabe, iyo kan jidadka cusboonaysiiya si loo dego.

Ishacyaah 58

Ishacyaah 58:10-14