Ishacyaah 57:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal yaad ku cayaaraysaan? Oo bal yaad afka ku kala qaadaysaan oo aad carrabka ku soo taagaysaan? Sow idinku ma ihidin carruurtii xadgudubka iyo farcankii beenta,

Ishacyaah 57

Ishacyaah 57:1-5