Ishacyaah 57:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Jidadkiisii waan arkay, laakiinse isagaan bogsiin doonaa, oo weliba waan soo hoggaamin doonaa, oo isaga iyo kuwa u barooranayaba waan qalbiqaboojin doonaa.

Ishacyaah 57

Ishacyaah 57:9-19