Ishacyaah 57:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, ilaa weligay diriri maayo oo ilaa weligay sii cadhaysnaan maayo, haddii kalese ruuxii iyo nafihii aan abuurayba hortayda way ku taag darnaan lahaayeen.

Ishacyaah 57

Ishacyaah 57:8-21