Ishacyaah 56:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Shisheeyihii Rabbiga raacay yuusan odhanin, Hubaal Rabbigu dadkiisa wuu iga sooci doonaa, oo ninkii bohon ahuna yuusan odhanin, Bal eega, anigu waxaan ahay geed qallalan.

Ishacyaah 56

Ishacyaah 56:1-6