Ishacyaah 55:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Maxaa yeelay, sida samooyinku ay dhulka uga sarreeyaan ayay jidadkaygu jidadkiinna uga sarreeyaan, oo ay fikirradayduna fikirradiinna uga sarreeyaan.

Ishacyaah 55

Ishacyaah 55:4-13