Ishacyaah 55:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ka sharka lihi jidkiisa ha ka tago, ninka aan xaqa ahaynuna fikirradiisa, oo Rabbiga ha u soo noqdo, oo isna wuu u naxariisan doonaa, oo ha u yimaado Ilaaheenna, waayo, aad buu u saamixi doonaa.

Ishacyaah 55

Ishacyaah 55:1-10