Ishacyaah 55:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhegihiinna soo dhiga, oo ii kaalaya, i maqla oo naftiinnuna way noolaan doontaa, oo anna waxaan idinla dhigan doonaa axdi weligiis ah, kaasoo ah waxyaalahii naxariista lahaa oo la hubo ee aan Daa'uud u ballanqaaday.

Ishacyaah 55

Ishacyaah 55:1-8