Ishacyaah 55:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qodaxda meesheedii waxaa ka soo bixi doona geed beroosh ah, oo maraboobta meesheediina waxaa ka soo bixi doona geed hadaas ah, oo taasu waxay Rabbiga u ahaan doontaa magac iyo calaamad weligeed sii waaraysa oo aan la baabbi'in doonin.

Ishacyaah 55

Ishacyaah 55:12-13