Ishacyaah 55:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

sidaas oo kaluu ereygii afkayga ka soo baxaa noqon doonaa, oo isagoo madhan igu soo noqon maayo, laakiinse wuxuu oofinayaa wixii aan ula qasdiyey, waana ku soo liibaanayaa wixii aan u diray.

Ishacyaah 55

Ishacyaah 55:10-13