Ishacyaah 54:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga Bixiyahaaga ahu wuxuu leeyahay, Muddo gaaban ayaan cadho yar wejigayga kaaga qariyey, laakiinse raxmad weligeed ah ayaan kuugu naxariisan doonaa.

Ishacyaah 54

Ishacyaah 54:7-12