Ishacyaah 54:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal ogow, haddii dagaal laysu soo wada urursado xaggayga kama iman doono. Ku alla kii dagaal kugu kiciyaaba aawadaa buu u dhici doonaa.

Ishacyaah 54

Ishacyaah 54:12-17