Ishacyaah 54:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo daaqadahaagana waxaan ka samayn doonaa dhagaxyo cascas oo yaaquud la yidhaahdo, irdahaagana waxaan ka samayn doonaa dhagaxyo dhalaalaya, oo derbigaaga oo dhanna waxaan ka samayn doonaa dhagaxyo qaali ah.

Ishacyaah 54

Ishacyaah 54:2-16