Ishacyaah 54:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga kuu naxariistaa wuxuu leeyahay, In kastoo ay buuruhu fogaadaan oo ay kuruhuna dhaqdhaqaaqaan raxmaddaydu innaba kaa fogaan mayso, oo axdigayga nabdeedna dhaqdhaqaaqi maayo.

Ishacyaah 54

Ishacyaah 54:9-16