Ishacyaah 54:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Faraxsanow, madhalaysta aan dhalinay, hees ku dhufo oo mashxarad, taada aan carruur ku foolanay, waayo, tan cidlowday carruurteedu waa ka badan yihiin tan ninka leh carruurteeda.

Ishacyaah 54

Ishacyaah 54:1-9