Ishacyaah 53:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu arki doonaa waxay naftiisu ku dhibtootay, wuuna u riyaaqi doonaa. Addoonkayga xaqa ahuna aqoontiisa ayuu kuwa badan xaq kaga dhigi doonaa, wuxuuna xambaari doonaa xumaatooyinkooda.

Ishacyaah 53

Ishacyaah 53:10-12