Ishacyaah 52:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa jaahiisii loo xumeeyey si ka daran sida nin kale loo xumeeyo, suuraddiisiina waxaa loo xumeeyey si ka daran sida binu-aadmiga loo xumeeyo oo kale, haddaba sidii kuwa badanu ula yaabi jireen oo kale,

Ishacyaah 52

Ishacyaah 52:8-14