Ishacyaah 52:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, degdeg kuma bixi doontaan oo qixidna kuma carari doontaan, maxaa yeelay, Rabbiga ayaa idin hor kici doona, oo Ilaaha reer binu Israa'iil ayaa idin daba socon doona.

Ishacyaah 52

Ishacyaah 52:7-14