Ishacyaah 52:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Siyoonay, toos oo toos, oo xooggaaga xidho. Yeruusaalemay, magaalada quduuska ahay, dharkaaga quruxda badan xidho, waayo, hadda ka dib kuwa buuryoqab ah iyo kuwa nijaas ah toona kuma ay soo geli doonaan.

Ishacyaah 52

Ishacyaah 52:1-10