Ishacyaah 51:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xaqnimadaydii way soo dhowdahay, badbaadintaydiina way soo baxday, oo gacmahayguna dadyowgay u garsoori doonaan, gasiiraduhuna anigay i sugi doonaan, oo gacantayday isku hallayn doonaan.

Ishacyaah 51

Ishacyaah 51:1-9