Ishacyaah 51:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Labadan waxyaalood ayaa kugu dhacay. Bal yaa kuu barooran doona? Baabba' iyo halaag, iyo abaar iyo seef. Haddaba bal sidee baan kuu qalbi qabowjin doonaa?

Ishacyaah 51

Ishacyaah 51:11-22