Ishacyaah 51:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo erayadaydii ayaan afkaaga geliyey, hooskii gacantaydana waan kugu daboolay si aan samooyinka u kala bixiyo, oo aan aasaaska dhulka u dhigo, oo aan reer Siyoonna ugu idhaahdo, Dadkayga baad tihiin.

Ishacyaah 51

Ishacyaah 51:10-22