Ishacyaah 51:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa Rabbigu soo furtay way soo noqon doonaan, iyagoo gabyaya ayay Siyoon iman doonaan, oo madaxoodana farxad weligood ah ayaa saarnaan doonta, oo waxay heli doonaan farxad iyo rayrayn, oo tiiraanyo iyo taahna way carari doonaan.

Ishacyaah 51

Ishacyaah 51:5-19