Ishacyaah 50:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaa i caawin doona Sayidka Rabbiga ah, oo sidaas daraaddeed ma aan sharafjabin, oo sidaas daraaddeed ayaan wejigaygii uga dhigay sidii dhagaxmadow oo kale, oo waxaan ogahay inaanan ceeboobi doonin.

Ishacyaah 50

Ishacyaah 50:1-8