Ishacyaah 5:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo maalintaas waxay iyaga ugu gurxami doonaan sida gurxanka badda; oo haddii dalka la eegana waxaa ka muuqda gudcur iyo cidhiidhi, oo iftiinkuna waa ku dhex madoobaaday daruurihii.

Ishacyaah 5

Ishacyaah 5:24-30