Ishacyaah 5:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Fallaadhahoodu waa af miidhan, oo qaansooyinkooda oo dhammuna waa wada xodan yihiin, oo qoobabka fardahoodana waxaa la moodaa sida dhagaxmadow oo kale, oo giraangirahooduna waa sida cirwareenta oo kale,

Ishacyaah 5

Ishacyaah 5:21-30