Ishacyaah 5:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isna meel fog ayuu calan uga taagi doonaa quruumaha, oo wuxuu iyaga uga foodhyi doonaa dhulka dhammaadkiisa, oo bal eega, dhaqsay u iman doonaan.

Ishacyaah 5

Ishacyaah 5:24-27