Ishacyaah 5:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markaasay baraarku daaqsintooda ikhtiyaar u daaqi doonaan, oo kuwii barwaaqaysnaana meelahooda baabba'ay waxaa cuni doona shisheeyayaal.

Ishacyaah 5

Ishacyaah 5:8-21