Ishacyaah 5:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Diyaafadahooda waxaa yaal kataarad iyo shareerad, iyo daf iyo biibiile, iyo khamri, laakiinse iyagu kama fiirsadaan shuqulka Rabbiga, kamana fikiraan waxyaalihii ay gacmihiisu sameeyeen.

Ishacyaah 5

Ishacyaah 5:11-21