Ishacyaah 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aan gacaliyahayga ugu gabyo gacaliyahayga gabaygiisa oo ku saabsan beertiisa canabka ah. Gacaliyahaygu wuxuu beer canab ah ku lahaa kur barwaaqaysan.

Ishacyaah 5

Ishacyaah 5:1-7