Ishacyaah 49:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, baabba'aagii iyo meelahaagii cidloobay iyo dalkaagii burburayba haatan cidhiidhi bay ku noqon doonaan kuwa ku degaya, oo kuwii ku liqayna way kaa fogaan doonaan.

Ishacyaah 49

Ishacyaah 49:15-22