Ishacyaah 49:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Miyaa naagu ilmeheeda nuuga illoobi kartaa inayan wiilkii uurkeeda ka soo go'ay u naxariisan? Mindhaa kuwaasu way illoobi karaan, aniguse innaba ku illoobi maayo.

Ishacyaah 49

Ishacyaah 49:13-23