Ishacyaah 49:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ma ay gaajoon doonaan, mana ay harraadi doonaan, oo kulaylka iyo qorraxdu kuma ay dhici doonaan, waayo, ka iyaga u naxariista ayaa hor kici doona, oo wuxuu ku hoggaamin doonaa ilo biya ah agtood.

Ishacyaah 49

Ishacyaah 49:3-14