Ishacyaah 48:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idinku ma aydaan maqlin, oo ma aydaan aqoon, oo dhegtiinnana waa hore ma furmin, waayo, waan ogaa inaad si khiyaano badan u macaamilooteen, iyo in laydiin bixiyey Xadgudbayaal tan iyo intaad uurka hooyadiin kasoo baxdeen.

Ishacyaah 48

Ishacyaah 48:7-18