Ishacyaah 48:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tan iyo waagii hore ayaan waxyaalihii hore sii sheegayay. Afkaygay ka soo baxeen, waanan muujiyey. Dhaqsaan u sameeyey, wayna ahaadeen.

Ishacyaah 48

Ishacyaah 48:1-11