Ishacyaah 48:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gacantayda ayaa aasaaska dhulka dhigtay, oo samooyinkana waxaa kala fidisay midigtayda, oo markaan u yeedho ayay dhammaantood soo wada istaagaan.

Ishacyaah 48

Ishacyaah 48:3-15