Ishacyaah 48:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Reer Yacquubka magaca Israa'iil loogu yeedho, oo biyihii Yahuudah ka soo baxay, oo magaca Rabbiga ku dhaarta, oo soo magacaaba Ilaaha Israa'iil, iyagoo aan run iyo xaqnimo toona ku xusuusanaynow, bal waxan maqla.

Ishacyaah 48

Ishacyaah 48:1-4