Ishacyaah 47:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bal waxyaalahan maqal, taada iska raaxaysata oo istareexa ku joogtoy. Waxaad qalbiga iska tidhaahdaa, Anigaa ah oo aniga mooyaane cid kale ma jirto, anigu innaba carmal ma noqon doono, oo ma gablami doono.

Ishacyaah 47

Ishacyaah 47:2-13