Ishacyaah 47:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaad ku faa'iidi karaysid iyo haddaad ku adkaan karaysid, bal haatan la soo istaag falfalkaaga iyo saaxirnimadaada faraha badan oo aad tan iyo yaraantaadii ku soo hawshoonaysay.

Ishacyaah 47

Ishacyaah 47:10-13