Ishacyaah 47:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaad isku hallaysay sharnimadaada, oo waxaad istidhi, Ninna ima arko. Waxaa ku qalday xigmaddaada iyo aqoontaada, oo waxaad qalbiga iska tidhi, Anigaa ah, oo aniga mooyaane cid kale ma jirto.

Ishacyaah 47

Ishacyaah 47:7-13