Ishacyaah 46:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal waxyaalihii hore oo qadiimka ahaa soo xusuusta, waayo, anigaa Ilaah ah, mid kalena ma jiro, anigaa Ilaah ah, oo mid ila mid ahuna ma jiro.

Ishacyaah 46

Ishacyaah 46:4-12