Ishacyaah 46:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwa dahab kolayga ka soo qubaa, oo lacagna kafadaha ku miisaamaa waxay soo kiraystaan dahabtume, oo isna wax ilaah ah buu ka dhigaa, markaasay u sujuudaan oo caabudaan.

Ishacyaah 46

Ishacyaah 46:2-7