Ishacyaah 46:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Tan iyo cimri dheer isagii baan ahay, oo tan iyo timo cirroobay waan idin xambaarayaa. Anigaa sameeyey, waanan sidi doonaa, waan xambaari doonaa, waanan samatabbixin doonaa.

Ishacyaah 46

Ishacyaah 46:1-13