Ishacyaah 46:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Beel baa foororsada, Nebona wuu dhacaa, sanamyadoodu waxay kor saarnaadaan xayawaanka iyo lo'da. Waxyaalihii aad sidan jirteen waxaa laga dhigay rar la saaray neefkii daallanaa.

Ishacyaah 46

Ishacyaah 46:1-10